Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Baaq soo saaray Una mahad celiyay Kheyre

Gudoomiyaha Waqtigiisu dhamaaday ee Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa uga mahad celiyay Dowlada federaalka Soomaaliya gaar ahaan Ra’isul Wasaare Kheyre dadaalka uu ku bixiyay xal ka gaarida murunkii ka taagnaa Galmudug. Waxa uu ku baaqay Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug in gogol dib u heshiisiineed oo rasmi ah loo dhigo beelaha dega Galmudug si … Continue reading Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Baaq soo saaray Una mahad celiyay Kheyre